berberatoday.com
Halista Qalab Caafimaad Oo Gallaaftay Nolosha Nin U Dhashay Dalka Hindiya !
February 2, 2018 - Written by Berbera Today

India(Berberatoday.com)-Guud ahaan Caafimaadka Aadmiga ayaa waxa xilliyadan dambe loo adeegsadaa qalab kala duwan oo loo adeegsado baadhtiaanka cudurada kala duwan iyo dhibaatooyinka uu qofku ka cabanayo, sidoo kale waxa jira qalab tiro badan oo loo adeegsado Fulinta qaliinada kala duwan.

60565810-c0fa-4e8b-9aa6-629a1e31e8f0_16x9_600x338Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa waxa dilay Qalabka Magnetic Resonance Imaging oo ah qalab caafimaad oo lagu baadho guud ahaan jidhka qofka, sawirada uu qalabkaasi soo saaro kadib marka qofka la dhex galiyo.

Ciidammada Ammaanka Mombai ayaa waxay sheegeen in nin magaciisa la odhan jiray Rajesh Maro oo ay da’diisu ahayd 32 jir uu geeriyooday kadib markii uu galay qolka uu qalabkaasi yaalay isaga oo sitay qurraarad Oxygen ah isla markaana usoo diyaar garoobay baadhitaan caafimaad oo qalabkaasi lagu samaynayay.

Qalabkani ayaa waxay dhakhaatiirtu sheegeen inuu soo jiito walxaha macdanta ah isla markaana ay dhakhaatiirtu ka digaan in alaab noocaasi ah lala galo qolka uu qalabkaasi yaalo, ciidammada Ammaanka Mombai ayaa waxay sheegeen inay xidheen hal dhakhtar isla markaana la baadhayo sababta arrintaasi keentay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews