Macdan Qodayaal Ku Go’doomay God Dahabka Laga Qodo Oo Oo Lasoo Badbaadiyay + Akhriso
February 2, 2018 - Written by Berbera Today
South Africa(Berberatoday.com)- Ku dhawaad kun macdan qodayaal ah oo dahab ka qodayay dalka Koonfur Afrika oo dhulka hoostiisa ku xayirnaa illaa arbacadii ayaa lasoo badbaadiyay gabi ahaantoodba.
955 ta qof ayaa ku xayirmay dhulka hoostiisa kadib markii ay korontadii tagtay, islamarkaasna uu joogsaday wiishkii dusha sare ee dhulka keeni lahaa.
