Maraykanka Oo Shaaciyey Magaca Dal Uu Sheegay In Ay Afgambi Ku Sameyn Doonon Ciidankiisa Militarigu+Akhriso
February 2, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Tillerson ayaa sheegay in
militariga Venezuela laga yaabo in ay afgambi ku sameeyaan madaxweyne Maduro.
Tillerson ayaa sheegay in Maraykanka uusan isku dayaynin uu badalo hoggaanka sare ee dalkaas, balse waxa uu intaas ku daray in sida ay taariikhda tilmaamayso in militariga Latin Amerika ay farogaliyaan haddii uu qalalaase yimaado.
