“Reer Gabiley Ka Yeeli Maayo Miisaaniyadu Waa 15 Milyan”..Badhasaab Ramaax Cali Hayste
February 2, 2018 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhaasaabka Cusub ee Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sheegay in aanu marnaba Aqbali doonin in miisaniyada Gabiley ay 15 milyan tahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka