Booliska Daadmadheedh oo Xabsiga Dhigey Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Oodweyne
February 3, 2018 - Written by Berbera Today
Oodweyne(Berberatoday.com)-Cidamada bileyska gobolka Daadmadheedh ayaa xabsiga uu taxabay mid kamid ah mudanaysha golaha deegaanka degmada Oodweyne kadib markii lagu eedeye xildhibaanka in carqaladeyee shaqaadi xadhiga shirkadda Somcable.
Xildhibaan kagu xidhay Oodweyne 2018