“Inagu Waxa Aynu U Qaybsanaa Magta Ganboganbo; Waxaanay Keentaa In Xataa Roobku Inoo Di’i Waayo” Ganacsade Cali Guuleed
February 3, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsade Cali Cumar Guuleed oo ah mulkiilaha hoteelka caanka ah ee Guuleed ee magaalada Hargeysa ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalmay Dararweynaha gobalka Sanaag inay nabada ku laabtaan isla markaasna ay meesha ka saaraan dagaalka.