Magaca Soomaali Ah Oo Xabsi London Ku Yaalla Lagu Dhex Dilay Iyo Waalidkii Dhalay Oo Ka Hadlay
February 3, 2018 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Qoyskiisa waxa ay u maleynayeen in uu ku badbaadi ogyahay Xabsiga dhexdiisa ka dib caqabado uu kala kulmay bannaanka , balse hadda waxa ay ku jiraan baroordiiq.