berberatoday.com
Wasiirka Cusub Ee Cadaalada Somaliland Oo Talaabo Lagu Dhiirigelinaayo Shaqaalaha Sameeyay
February 3, 2018 - Written by Berbera Today

 Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Caddaaladda JSL iyadoo ka duulaysa waajibaadkeeda shaqo ee ay qarankan u hayso inay fuliso, isla markaasna shaqaale-waynaha wasaaraddu qof waliba uu leeyahay shaqo lagala xisaabtamayo (Job Description) shaqaale-waynaha Wasaaraddana lagu sameeyo qiimayn Bille iyo sanadle, ah shaqaalihii ugu wacana lagu abaal marin doono shaqada wanaagsan ee uu qabtay

Iyadoo taas laga shidaal qadanayo subaxnimadii hore ee saaka Wasiirka Caddaaladda JSL Eng Cabdiqani Maxamud Cateeye wuxuu abaal mariyey shaqaalihii ugu wacnaa Bishii January/2018 kuwas oo noqday shaqalihii ugu wax-qabadka iyo hal abuurka wacnaa uguna joogitanka badnaa wasaaradda, waxayna ka kala socday dhamaan Waaxyaha Wasaaradda

1) Kaltuun Yusuf Adam (Waaxda Maamulka iyo Lacagta)

2) Hibaaq Ibrahim Axmed (Waaxda Qorshaynta Iyo Horumarinta)

3) Ibtisaam Mustafe Garaw ( Waaxda Xabsiyada iyo Xuquuqda Adamah)

4) Nimco Ibrahim Boos ( Waaxda Marin-U-Helida Caddaaladda & Mihnadlayasha Sharci

5) Rooda Axmed Maxamed ( Waaxda Caddaaladda Haweenka & Carruurta.

6) Maxamed Axmed Cali ( Waaxda Isgaadhsiinta Iyo Xidhiidhka Dadwaynaha.

Masuuliyiinta wasaaradda Caddaaladdu iyagoo ka duulaya dhiiri galinta iyo ka war haynta shaqaalaha Wasaaradda waxay isla qateen in qof walba lagu qimeeyo hawl karnimadiisa iyo shaqo wanaagiisaba.bill walba sanadka dhamadkiisana la wada qimeeyo qofkii ugu wacna iyo qofkii ugu liitay sanadkaas.

ALLA MAHAD LEH

Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Caddaaladda JSL

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews