War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Kulan Madaxtooyada Kula Leh Faysal Cali Waraabe Iyo Cabdiraxmaan Ciro+Arimaha Uu Kala Hadlaayo
February 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa
waxaa uu saaka kulan gaar ah u madaxtooyada kula leeyahay gudoomiyahaasha xisbiyada mucaaridka ah ee Waddani iyo UCID , Cabdiraxmaan Ciro iyo Faysal Cali Waraabe .
Ilaa hada ma cada waxyaabaha ay ka wada hadlayaan madaxweynaha iyo gudoomiyaha xisbiyadu mucaaridku lama oga , balse warar ay dhinaca gudoomiyayaasha Ka heshay warbaahinta Madaxabanaan ee Somaliland ayaa sheegaya in ay ka wada hadlayaan arimaha dalka iyo sidii meesha looga saari lahaa xanaftii ay doorashadu reebtay .