Daawo Muuqalka”Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Salal Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu U Magacaabay
February 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa socdaal gaaban oo booqasho ah ku tegay maanta xarunta guud ee xisbul-xaakimka KULMIYE ku leeyahay caasimadda Hargeysa. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/jRTHx5KQTr8
Berberatoday.com