Daawo Muuqalka”Shil Tareen Oo Ka Dhacay Dalka Mareykanka Iyo Dad Badan Oo Ku Dhintay
February 5, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Tareen ay saarnaayeen 147 qof ayaa waxa ay isku dhaceen tareen kale oo nooca allaabaha qaada ah gobolka South Carolina ee dalka Mareykanka.
Shilka tareen ayaa wararka horudhaca ah waxa ay sheegayaan inay ku dhinteen ugu yaraan labbo qof sida ay sheegeen booliska gobolkaasi.
In ka badan 70 qof ayaa sidoo kale ku dhaawacmay shilkaan tareen.
Tareenka Amtak ayaa la sheegay inuu ka howlgalo inta u dhaxeyso magaalada New York iyo Miami.