berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxaajis Iyo Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Uu La Qaatay
February 6, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo

 maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani waxaa uu ka hadley kulan ay dhawaan xisbiyada mucaaridku la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi

Gudoomiyaha ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi ay ka wada hadleen laba arimood oo kala ah doorashooyinka dalka ku soo socda iyo arimaha wada hadalada Somaliland .

 

 

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ka hadley shirka Beelaha Garxaajis ee dhawaan la filaayo in dalka lagu qabto , waxaana uu sheegay in beelaha Somaliland ay hore u shireen isla markaana ay beeshana shiri karto , oo ay kuwii hore ee shiray la id tahay , sharci Somaliland ka yaala oo shirarka lagu diidayaana aanu jirin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/F9t2qzrZDGo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews