Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Xiliga Dawalda Itoobiya Ay Saxeexayso Saamiga Laga Siiyey Dekada Berbera + Muuqaal
February 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladaha Somaliland , Imaraadka carabta iyo dalka Itooboya ayaa
bishan gudaheeda dalka Imaaradka ku soo kala saxeexanaya hirgalinta saamiga 19 % eeItoobiya laga siiyey maal gashiga dekada Berbera , Sidaasna waxaa sheegay wakiilka Somaliland u jooga dalka Itoobiya Mr Cali Shoonbe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan