berberatoday.com
Hanti Dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Si Kadis Ah Baadhis Ugu Bilaabey Shirkada Maamusha Amniga Madaarada Somaliland Ee ( SRM)
February 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti dhawrka guud ee qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa la sheegay in

maalintii shalay aheyd uu Baadhis ku bilaabay Shirkadda Maamusha Amniga Madaarada Somaliland ee loo yaqaano (SRM).

Related image

Saraakiil uu hogaaminayey Hanti dhawraha guud qaranka ayaa shalay baadhis Ku sameyey shirkadda maamusha Amniga Madaarada Somaliland oo shaqadaasi loo dhibay wakhtigii uu Wasiirka Duulista iyo Hawda uu ahaa Maxamuud Xaashi Cabdi iyada oo shirkadaasi lagu eedeyn jiran in Wasiir Maxamuud Xaashi uu Ku lahaa Saami isla markana dhawr Wasiir oo shirkadaasi faraha lagalay qarna xilkii laga qaaday, kuwa kalena la eryey .

 

 

Shirkadan ayaa dhaqaale xaad dhaaf ahi uu ka soo galla madarka Hargeysa iyada oo qof wal oo Madaarka ka dhoofaya ka qaada 20 Dollar oo shirkada jeebkeeda toos ugu dhacda .

Wararku waxay intaasi Ku daryaan in Hanti dhawrku markii Ay baadhista Ku sameyen Xafiiska Shirkada ay Qufusheen, lamana garnayo Sababta ay Hantidhawrku xafiiskaasi Ku qufusheen.

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Hanti dhawrka Somaliland iyo Madaarka Hargeysa oo baadhistan lagu shaaciyey

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews