Daawo :- Muuqaal yaab leh:- Maxay Haweenka Reer somaliland la ooyaan markey Xamar tagaan !!!!
February 9, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Daawo :- Muuqaal yaab leh:- Maxay Haweenka Reer somaliland la ooyaan markey Xamar tagaan !!!!
UMulbaa ilowda eedaadka soo marey allow saha amuuraha
oohinta xamar laga dhex ooyaa ma qiiraa mise waa baqdin talow ,,,,,, mise waa baadhasho…….
Habluhu waa hablaheena ku xadgudibi maayo ,,,,, waa iga tooosin iyo sixid.
Haday wadaniyad kaa tahay walaal garoonka hargeysaba ka oooy