berberatoday.com
Daawo Muuqalka”War-bixin Dhiillo Leh: Abaar Saamaysay Dad Iyo Duunyo Oo Ku Dhufatay Gobolka Selel
February 9, 2018 - Written by Berbera Today

Selel(Berberatoday.com)-Abaar saamaysay Nolosha Dad iyo Duunyo ayaa ku dhufatay Gobollo ka mid ah Somaliland, waxaana deegaannada ugu daran ka mid ah Gobolka SELEL.

Neef U dhintay Baad La'aan

War-bixin uu Xaaladda Abaareed ee Gobolka Selel ka soo diyaariyey Axmed Xuseen Warsame oo ka mid ah Hawl-wadeennada Telefiishanka Qaranka Somaliland (SLNTV), ayaa muujinaysa Xaalad adag ay oo ay waajahayaan Xoolihii halkaa ku dhaqnaa.

Muuqaallo uu Telefiishanku baahiyey ayaa laga arkayaa Neefaf Adhi ah oo Ee’anaya ama samaynaya dhawaaq qaylo-dhaan ah daqiiqadihii u dambeeyay ee noloshooda, kuwaasi oo u bakhtiyaya ama u dhimanaya Baad la’aan.

War-bixintaasi oo dhamaystiran Halkan hoose ka Daawo

https://youtu.be/TIGynInIcLc

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews