berberatoday.com
Faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyey Shaqada Ay Qaban Doonan Guddi 15 Xubnood Ka Kooban Oo Saddexda Xisbi Iska Xuli Doonan
February 9, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali

 Waraabe ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu maanta faah faahiyey shaqada ay qaban doonan guddi ka kooban 15 xunood oo saddexda xisbi isla qaateen in ay iska xulaan .

Image may contain: 1 person

 

 

Faysal ayaa waxaa uu sheegay in guddidaas ay ka shaqeyn doonan sidii xal loogu heli lahaa arinta Saami qeybsiga kuraasta golaha wakiilada Somaliland oo ay cabasho ka taagan tahay isla markaana aaney doorashadu dib inoogu dhicin

” 15 Xubnood waxaa ay qaybinayaan kuraastii , kuraasta markii hore saddexda xisbi ayaa qeybiyey oo ragayagii tii hore qeybiyey ee Cabdiraxmaan Ciro , Muuse , Maxamed Kaahin iyo aniguba in aanu gudidana ka mid noqono ayaanu dooneynaa , waxaana aanu dooneynaa in aanu arintaas todobaad ku soo dhameyno , arintaasina waa ta ugu weyn ee doorashadii dhaweyd ee baarlamaanka dib u dhigtay ” ayuu yidhi Faysal

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu ka hadley sababta kaliftey in gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridku ay kulamo isdabo joog ah la yeeshaan madaxweyne Muuse Biixi waxaana uu yidhi

” Hore waanigii idiin sheega oo laba nin ee Ciro iyo Muuse waa laba nin oo layli ah oo waliba ay Muuse Askarino u sii dheertahay , markaas askari nimada wax badan ayaa ka dhimane waanu taageeraynaa waxii ka dhiman ” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe oo maanta wareysi siiye Telefishan Somali Cable

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews