Daawo Muuqalka”Dil Saaka Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Iyo Ciidamada Booliska Oo Hadlay
February 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay ka hadleen dil saaka
ka dhacay magaalada Hargeysa kaas oo nin lagu magaabo Farxaan Ibraahim Cabdilaahi uu tooray ku dilay Marxuum Caydaruus Xassan Aar Gaas , waxaana ay ciidamada boolisku ay sheegen in ay gacanta ku hayaan gacan ku dhiiglihii
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/8oZf7sMlurw?t=127
Berberatoday.com