Madaxweyne kiitin mar danbe hala kulmin
February 14, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Asc. Dhaman bulshada soomaliland . Sadexda gole qaran iyo madaxda xisbiyada soomaliland ..
Waxaan talodan udirayaa madaxweyne muuse isagaa maanta wadanka xukuma waxaan inagu waajiba inaan talada kula garab istaagno.
Hadaba madaxweyne ninkaaa ergeyga ah ee kiitin waa khiyaamoole kanoo kale xiligii cigaalbuu soo marey .
Cigaalna sidaad ogey waa ka mabnuucey markaa .kiitin wadanka ka mabnuuc inuu soo galo.
Cadawga somaliland in lasoo dhaweysto maaha…
Ninka diida sinaantiina
Adna diid sareyntiisa…….abwan hadraawi