Wasiirka Wadooyinka Somaliland Oo Magacaabey Mareeyaha Dhismaha Wadada Ceerigaabo
February 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada gadiidka iyo horumarinta wadooyinka Somaliland Md
Cabdilaahi Abokor Cismaanayaa maanta magacaabey maareeyaha dhismaha mashruuca wadada Ceerigaabo waxaana uu u magacaabey Eng Mawliid Ibraahim Nuux Taani .
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu magacaabey qaar ka mid ah agaasime waaxeed yada wasaaradiisa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan