Jacop Zuma Oo Cadaadis Xoog Leh Oo La Saaray Kadib Iska Casilay Madaxtinimadii Koonfur Afrika
February 15, 2018 - Written by Berbera Today
Johansburg(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa xilka iska casilay kaddib maalmo uu haystay caddaadis ballaaran oo uga imanayay xubnaha xisbigiisa ANC.

Jacop Zuma oo Cadaadis Xoog Leh oo La Saaray Kadib Iska Casilay Madaxtinimadii Koonfur Afrika
Waxa uu iscasilaaddiisa kaga dhawaaqay khudbad uu habeenkii Arbacada qaranka uga jeediyay taleefishinka.