Raysal Wasaarihii Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn Oo Xilkii Iska Casilay iyo Sababta Keentay
February 16, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Telefishanka dawlada dalka Itoobiya ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii raysal wasaaranimo iyo gudoomiyihii xisbiga EPRDF.

raysal wasaare Hailemariam Desalegn ayaa sheegay inay is casilaadiisa keentay kadib markii mudooyinkii u dambeeyay uu dalkaas ka aloosnaa kacdoono sababay dhimasho iyo dhaawac