Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Iscasiladii Raysal Wasaaraha Itoobiya
February 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ku sugan dalka Jarmalka isla markaana wareysi siiyey telefishanka Bulsho Tv waxaa uu ka Hadley iscasiladii raysal wasaaraha Itoobiya isla markaana waxaa uu ku aamanay talaabada u u sameeyey Raysal wasaaruhu
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/eo1fd4UnQpk?t=44
Berberatoday.com