Daawo Muuqalka”Iscasiladii Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo La Aqbalay
February 17, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xisbiga talada dalka Itoobiya haya ee EPRDF ayaa waxa uu maanta aqlbay iscasiladii uu ku dhawaaqay raysal wasarihii dalka Itoobiya , xisbiga ayaa durtaba ku hawlan soo xulida cida bedeli laheyd raysal wasaarihii iscasilay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/8eEBsOGBSFo?t=1
Berberatoday.com