berberatoday.com
Dalka Itoobiya Oo Xaalad Deg-deg Ah Lagu Soo Rogay
February 17, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Golaha wasiirrada ee Waddanka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad deg-deg ah ay dalkaasi ku soo rogeen maalin kaddib markii uu is-casilaaddiisii gudbiyey Raysal-Wasaare Hailemariam Desalegn.

Desalegn ayaa sheegay in iscasilaaddiisa ay muhiim u tahay si wax looga qabto cabashooyinka dawladda lagaga soo horjeedo oo dad badan ay ku dhinteen, kuwa kale oo badanna ku dhaawacmeen.

Iscasilaaddiisa ayaa ku soo beegmaysa kaddib muddo bilo ah oo ay dalkaasi ka socdeen dibad-baxyo dowladda lagaga soo horjeedo.

Dibad-baxyada ayaa intooda badan ka socday gobollada Oramada iyo Amxaarada, iyadoo kuwii ugu dambeeyayna ay ku dhinteen 10 qof, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen.

_100066178_866f140b-b100-49d4-adb2-e92b086c84f7

Dhanka kale, toddobaadkan waxyaabo badan ayaa ka dhacay dalka Itoobiya  oo ay ka mid ahaayeen siyaasiyiin mucaaradka oo xabsiga laga sii daayay iyo ballan-qaad loo sameeyay boqollaal qof oo kale oo arrimaha qowmiyadaha u ololeeya in la sii deynayo.

Isbahaysiga dalka xukuma waxay kaloo ballan qaadeen wada hadallo si la isugu dayo in xal loo helo dhibaatooyinka siyaasadeed ee dalkaas ka taagan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews