Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xabsiga Dhigtay Agaasime Maamula Telefishan Madaxa Banan Oo Somaliland Ka Hawl Gala
February 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay saaka ay xabsiga dhigtay agaasimihi telefishanka caalamiga ah ee Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale .

Agaasimaha ayaa hada ku xidhan sida shabakada Ilaysnews.com u xaqiijiyeen masuulyiinta telefishankaasi xarunta danbi baadhista Somaliland ee C.I.D-da .