berberatoday.com
Deg Deg: Kacdoono Waji Cusub Leh oo Dhulka Axmaarada Ka bilowday.
February 19, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya kacdoono cusub oo rabshado wata kuwaas oo hal mar ah kabilowday qaybo Gobolka Axmaarada kamid ah.

Sida xogta aan kuhelayno dibadbaxayaal cadhaysan ayaa isugu soo baxay magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada halkaas oo sida lasheegayo ay kacdoon wadayaashu xidheen dhamaan wadooyinka waawayn ee magaalada Bahardar.

Sidoo kale kacdoono rabshado wata ayaa kabilowday magaalada Waldia ee Gobolka Axmaarada, waxaana lagu soo waramayaa in ay kacdoon wadayaashu ku qaylinayeen erayo kadhan ah taliska wayaanaha iyo cawaantiisa.

Kacdoon wadayaasha Axmaarada ee mudaharaadka Mataanaha ah kabilaabay magaalooyinka Bahardar iyo Waldia ayaa lasheegayaa in ay wacad kumareen in ay siiwadi doonaan kacdoonada cusub ee ay bilaabeen.

Maalmaha soo socda ayaa sidoo kale lafilayaa in ay sare ukicidoonaan kacdoonada taliska Itoobiya iyo cawaantiisa lagaga soo horjeedo ee dhulka Xabashida kabilowday, waxaana larajaynayaa in ay dhul kale oo balaadhan kusii fidaan.

Wixii war ah ee arimaha kacdoonka Axmaarada la xidhiidha isha kuhay Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews