berberatoday.com
Fanaanada Khadra Daahir Oo Maanta Iska Diwaan Galisay Haay’ada Shaqaalaha Dawlada , Kana Hadashey Dareenkeeda +[ Muuqaal]
February 19, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Hargaysa (Berberatoday.com)_ Fanaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige oo ka mid ah shaqaalaha wasaarada
warfaafinta iyo dhaqanka Somaliland ayaa waxaa ay maanta iska diwaan galisay xarunta Haay’adda shaqaalaha Somaliland oo wada tiro koob ku saabsan shaqaalaha dawlada.

Marwo Khadra Daahir ayaa waxaa ay madaxda Haay’adda shaqaalaha ku amaantey hawshan ay wadaan waxaana ay tidhi
” Waxaan joogaa maanta xaruntii Shaqaalaha oo shaqo weyn ay aad uga socoto , shaqadaas oo ah kala saarkii dalkii isku hugulnaa ee shaqaalaha dawlada isla markaana ah dadkii runta ahaa ee shaqeynaayey iyo kuwii aan shaqeyneen sidii loo kala saari lahaa , aad iyo aadna waan ugu faraxsanahay qaabka shaqaaluhu u wadaan shaqada dadkan loogu firsanaayo loona kala hagaayo , arintani in ay dhab tahay waxaa kuu cadeynaysa anigu saaka waxaan ka soo dheemaalay toon agteedi” ayuu tidhi Marwo Khadra Daahir

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews