Wasiirka Cadaalada Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
February 20, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/pyb6uHAaDqA
Berberatoday.com