berberatoday.com
Qiimaha Sarrifka Lacagta Oo Suuqyada Hargeysa Kor Uga Kacay Iyo Go,aamadii Xukuumada Oo Madhaleys Noqdey
February 21, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qiimaha isku bedelka lacagta Somalialnd iyo lacagta dollarka ayaa

saddexdii habeen ee u dambeeyay uu isbedel ku yimid, waxaana muuqata inuu sare u kacay sarrifku.

Qiimaha sarrifka ayaa markaad sidato dollar ee aad doonayso lacagta Somalilnd oo loo yaqaano gacanta hore waxa boqolka dollar laguu bedelayaa milyan iyo lixdan kun oo Somaliland shilling ah, halka uu maalmihii hore marayay hal milyan.

 

 

Markaad sidato lacagta Somaliland ee aad dollar doonayso oo loo yaqaan gacanta dambe waxaad boqolka dollar ku helaysaa hal milyan iyo toddobaatan kun oo lacagta Somaliland ah.

Isbedelkan ku yimid sarrifka lacagta Somaliland iyo dollarka ayaan si rasmi ah loo garanayn, iyada oo ay muuqata inuu weli kor u sii socdo. Waxaanu ku soo beegmayaa xilli aanu weli dhammaan wakhtigii ay xukuumadu u qabatay hirgelinta go’aamo ay soo saartay oo ay sheegtay inay kula dagaalamayso sicir bararka iyo qiime dhaca lacagta Somaliland.

Go’aamadan oo ay xukuumadu aad u difaacday una aragtay inay xal u noqon doonaan dhibaatadan sarrif ee bulshada saamaysay ayaa waxa iyaguna jira dad aaminsan inaanay daawo noqon doonin balse ay sii kicin doonaan sicir bararkii hore u jiray.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews