Daawo Muuqalka”Booliiska Burco Qabtay Karaatoon Maandooriyaha Khamriga Ah
February 22, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Ciidammada Booliiska ayaa Magaalada Burco ku qabtay Maandooriyaha Khamriga oo aad u tiro badan.

Khamrigan oo ka kooban 80 Litir, ayaa Ciidammada Booliisku ku qabteen Magaalada Burco, waxayna hor-geeyeen Maxkamadda Gobolka Togdheer.