Edo Hargab Igu Dhacay Barigii Abaarihii Baa Iga Bixi Waayey Oo Dubai Baan Caafimad U Tagay ..” Ex Wasiir Samsam +[ Muuqaal ]
February 22, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Hargaysa (Berberatoday.com)_ Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi
Aadan ayaa waxaa ay jawaab aan bulshada inteeda badan aan qancin ay ka bixisay warar ay warbaahintu qortey oo sheegaayey in ay Moqdisho ka degtay
Samsam Cabdi Aadan ayaa beenisay in ay Moqdisho ka degtay balse waxaa ay sheegtay in ay Dubai u joogto xaalad caafimaad ka dib markii uu ka bixi waayey duri ku dhacay xiligii abaarihii ee sanadkii hore