berberatoday.com
Maxkamad La Saaray Aabe Wiilkiisa Mukhalasiini Ku tahriibisay Shandad Dhexedeed,
February 22, 2018 - Written by Berbera Today

Abdijan(Berberatoday.com)-Nin u dhashay Ivory Coast oo wiilkiisa oo siddeed sano jirka ah, inta boors la geliyay loo kala tahriibiyay Morocco iyo Spain ayaa ka badbaada xukun xabsi.

Dacwad oogayaasha waxay doonayeen in Cali Ouattara uu xukun xabsi ah ku muteysto fududeynta in wiilkiisa la geliyo Spain.

Sikastaba, ganaax fudud ayaa la saaray ka dib markiiaan maxkamdda la keenin caddeyn ah in ninkan uu wax ka ogaa in wiilkiisa lagu tahriibiyo boorso dhexdeeda.

“Aabahey iyo anigaba ma ogeyn in ay boors I gelinayaan,”ayuu yiri wiilka Adou, oo hadda 10 sano jir ah.

Adou wuxuu sheegay in Mr Ouattara, oo xabsi ku jiray muddo bil ah, uu markastaa u sheegi jiray in ay gaari ku safrayaan.

Adou wuxuu sheegay in uu neefsan waayay intii uu boorsada ku dhex jiray, taas oo looga gudbiyay xudduuda u dhexeysa Marocco iyo Spain ee gacanka Ceuta.

Bishii May 2015kii, saraakiisha xadka waxay sheegeen in ay joojiyeen gabar yar oo boorso culus jiideysay taas oo dhanka Spain ku sii socotay.

Markii ay kompuuterka baaritaanka geliyeen boorsada, waxay ka dhex arkeen canug yar oo ku dhexjira oo u jiifo sida ilmaha uurka ku jira.

Mr Ouattara ayaa hadda lagu amray in uu bixiyo $114 dollar oo ganaax ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews