berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Ka Hadlay Xukunka Dag Daga ah.
February 22, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya Workneh Gebeyehu ayaa difaacay xukunkii deg dega ahaa ee ay soo rogtay xukuumada TPlf.

Wasiir ku sheega ayaa sheegay in aanay jirin welwel dhanka ammaanka ah oo ka jira dalka waa sida uu hadalka u dhigaye, iyadoo dowladda ay todobaadkii hore soo rogtay xukun deg deg ah oo socon doona muddo lix bilood ah.

Waxaa uu sheegay in sababaha loo soo rogay xukunka deg degga ah ay tahay in lagu soo celiyo dalka waa sida uu hadalka u dhigaye xasiloonida, iyadoo ay jiraan banaanbaxyo iyo rabshado faraha ka baxay oo ay wadaan kacdoon wadayaasha kasoo horjeeda Xukuumada  Itoobiya.

Xaaladan deg dega ah ee xukuumada  soo rogtay ayaa wuxuu hakad geliyay dhaq dhaqaaqii ganacsiga ee waqooyiga Itoobiya, kadib markii xukuumada itoobiya isku day day inay xoog ku hor istaagto mudaaharaadyo lagaga soo horjeedo xukunka deg dega ah waxaana waji kale yeeshay mudaaharadadii ayadoo aysan jirin wax isu socod ah iyo ganacsi ah oo magaalooyin badan kajira.

Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa walaac ka muujisay xaalada deg dega ah ee lagu soo rogay dalka Itoobiya, taasoo xanibeysa xoriyatul-Qawlka (Xorriyada Hadalka).

Mudaaharaadada Qalalaasaha iyo rabashadaha siyaasadeed wata ee ka taagan guud ahaanba Itoobiya ayaa khasab ka dhigay in uu xilka iska casilo todobaad ka hor ra’iisalwasaarihii itoobiya oo mudada ka badan shan sano kursiga ku  fadhiyay ayadoo ay ku dul maamulanaysay kooxda TPLF.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews