berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maareyihii Tv-ga Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule Oo Diiday Xil Ka Qaadistii Shalay Uu Ku Sameeyay Wasiirka Warfaafintu Iyo Qodobo Uu Ucuskaday
February 23, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyihii Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule

ayaa waxaa uu ku gacan seydhay xil ka qaadistii uu shalay ku sameeyey wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri Barwaaqo.

Khadar Maxamed Cakule ayaa sheegay in Wasiirku aanu xilka ka qaadi Karin maadama oo uu ku magacaaban yahay Digreeto Madaxweyne oo uu magacaabey madaxweyne Siilanyo isla markaana xilka lagaga qaadi karo digreeto Madaxweyne

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/l_WfbCO8IM8?t=287

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews