berberatoday.com
Tababare Amakaag Ku Riday Wariye Su’aal Weydiiyey?
February 23, 2018 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa ka yaabiyey Wariye u shaqeeya BT Sports oo waraysanayey Markii ay dhamaatay ciyaartii Champions League ee ay bareejada 0-0 ah lagaleen Naadiga dalka Spain ee Sevilla.

Jose Mourinho ayaa wax laga weydiiyey qaab ciyaareedkii uu soo bandhigay Xiddiga 21 Sano jirka ah ee Scott McTominay iyo hadii uu kaga maarmay booska Paul Pogba oo uu kursiga ku soo bilaabay ciyaartii Sevilla waxaase uu ka meer meeray in uu Su aashaas toos uga Jawaabo.

Mourinho ayaa yidhi Scott McTominay Xaqiiqdii waxa uu sameeyey wax kasta oo wanaagsan waxaana uu ka soo baxay shaqadii aan u dirsaday waa Xiddig mucjiso ah weliba waxa uu ku dhaawaday ayuu yidhi in uu dhaliyo Goolkiisii koowaad ee Champions League aad iyo aad ayaan ugu qanacsanahay siduu u ciyaaray laakiin madoonayo in aan ka hadlo booska Paul Pogba iyo wax ku saabsan.

Des Kelly oo ahaa Wariyaha BT Sports ee waraysiga ka qaadayey Jose Mourinho ayaa yiri Ma isleedahay Scott McTominay waa uu dheeli doonaa 90 daqiiqo waana qaban doonaa hawshii aad ka dooneysey intii uusan su aasha ka jawaabin ayuu ku soo boodey Wariha oo hab siiyey isaga oo leh haa Su aashaan oo kale i weydii aad iyo aad ayuu uga soo baxay wixii aan ka doonayey waa Xiddig cajiib ah waana sii ciyaari doonaa kulamo badan oo soo socda.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews