Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Sadex Masuul Oo Kamida Noqon Doona Madaxda Warbaahinta Qaranka
February 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxa ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey masuulyiin badan oo ay ka mid yahiin maareyihi telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Kacule iyo Maareeyihii Wargeyska Dawlada ee Dawan Sayyid.
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu magacaabey agaasime waxed-yada kala duwan ee wasaarada warfafinta.