Ciyaaryahanka Paul Pogba Oo Boorsooyinkiisa Ka Qaadan Doona Man.United
February 24, 2018 - Written by Berbera Today
Manchester(Berberatoday.com)-Ciyaaryahanka kooxda kubada cagta Manchester United Paul Pogba ayaa la sheegayaa in uu qorsheynayo ka tagitaabnka naadigiisa marka uu dhamaado xiligan.
Paul Pogba oo Manchester United kusugnaa wax ka yar laba Sano markii ay lacagtii ugu badanayd kaga soo qaateen Juventus ayaa lasheegayaa in uu u sheegay wakiilkiisa in uu u baadi goobo kooxdii uu u ciyaari lahaa marka uu dhamaado xiligan.
