Maxaabiis laga sii Daayey Xabsiyada Jigjiga iyo Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Ka Hadlay
February 24, 2018 - Written by Berbera Today
Jigjiga(Berberatoday.com)-Boqolaal maxaabiis ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Jigjiga ayaa maalin ka hor ay siidaysay dowlad degaanka Soomalida Itoobiya. Maxaabiista waxaa ka mid ahaa kuwa u xirxirnaa siyaasad, qaar ka mid ahna waxay ka tirsanayeen Jabhadda ONLF.