Wasiirka Gaadiidka Itoobiya Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Hargeysa U Yimid Isticmaalka Dekedda Berbera
February 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka gaadiidka Itoobiya Axmed Shide iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa shalay soo gaadhay magaalada Hargeysa.
