berberatoday.com
Carruurta Dalka Koonfurta Sudan Oo Lagu Qasbo Inay Daawadaan DhacdooyinkaKufsiga Ah
February 25, 2018 - Written by Berbera Today

Juba(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in carruurta ku nool Koonfurta Suudaan lagu qasbo in ay daawadaan hooyooyinkooda oo la kufsanayo islamarkaana la dilayo.
Dadka rayidka ah ayaa la jirdila oo la googooya jirkooda, iyada oo tuulooyinkoodana la burburiyo ayay raacisay UN.
Kuwani waa qaar ka mid ah xadgudubyada xun ee kooxda baarayaasha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ay faahfaahin kaga bixiyeen warbixinta laga diyaariyay khilaafka Koonfurta Suudaan.

Warbixinta ayaa sheegeysa in 40 qof oo ka mid ah saraakiishu ay shakhsi ahaan mas’uul ka yihiin dembiyada dagaal iyo dembiyada ka dhanka ah aadanaha.
Khilaafka ka dhexeeya kooxaha dawladda iyo mucaaradka Koonfurta Suudaan ayaa wali socda inkastoo heshiis nabadeed ay kala saxiixdeen sannadkii 2015.
40 ka mid ah mas’uuliyiinta sare ee Koonfurta Sudan ayaa la rumeysanyahay in ay masuul ka yihiin xag-jirnimada, kuwa oo shan ka mid ah la sheegay inay yihiin korneel halka saddex kale lagu tilmaamay gudoomiye gobaleed.
Si kastooy tahayba warbixinta ayaa loo soo bandhigi doonaa Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM ee Geneva.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews