berberatoday.com
Maamulka Oromada Ee OPDO oo Raisal Wasaare u Wata Dr Abiy Ahmed.
February 26, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Taniyo intii xaalka Dawlada Itoobiya faraha ka baxay waxaa halkoodii kasii socda khilaafka xoogan ee u dhaxeeya kooxda magac uyaalka ah ee loosoo gaabiyo EPRDF ayadoo la isku khilaafsan yahay cidii noqon lahayd Raysal wasaaraha dawlada fadaraalka Itoobiya.

Maamulka  Oromoda OPDO ayaa waxay u doorteen Dr. Abiy Ahmed, Gudoomiyaha ururka OPDO waxaana ku xigeen u noqon doona Lama Magersa sidoo kale hadii Raisal wasaare loo doorto Dr Abiy Ahmed ayaa wuxuu noqon doonaa Gudoomiyaha EPRDF ee xisbiga fadaraalka itoobiya.

Xukuumada itoobiya ayaa waxaa u dhaxeeya khilaaf xoogan oo aad u badan waxaana la isku haystaa cidii Maamulka qaban lahayd.

Raisal-wasaarihii hore ee Itoobiya Hailamariam Dessaleign ayaa isu casilay culays siyaasadeed oo aad u badan kadib markii guud ahaan ba xukuumada itoobiya ay ku fashilantay in kacdoonka ay xal u helaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews