berberatoday.com
Dawlada Shiinaha Oo Doonaysa Inay La Wareegto Gacan Ku Haynta Marinka Isku Xidha Yurub Iyo Hindiya+Dekeda Dooraale Ee Jabuuti Oo La Filayo Inuu Shiinuhu La Wareego
February 26, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qarameynta ay dawlada Jabuuti kula wareegeyso dekada Koonteenarada

 ee ay maamuli jirtay Dp World ayaa loo arkaa mid shiinaha gacanta u galisay maamulida marin biyoodka u dhaxeeya Hindiya iyo Yurub .

Image result for djibouti and china president

 

 

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo ah hogaamiye aan la sadaalin karin ayaa shabakada wararka ee Caj News Africa waxaa ay ku tilmaantey in heshiiska D World ay jabuuti ka baxdey ay hor seeday wada hadalo qalafsan oo ka kala dhacay Dubai , Paris , Nairobi iyo Washington .

Wararka ayaa intaas ku daray in dawlada Jabuuti ay dooneyso in shirkada Shiine ah ku wareejiso dekada Koonteenarada ee Doraleh oo 5 Km ka xigta dhinaca galbeed caasmada Jabuuti

Wararku waxaa ay intaas ku dareen in ay maalmahan ba socdeen shirarar deg deg ah oo amuurtan la xidhiidha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews