Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire Oo Safar Deg Deg Ugu Baxay Dalka Imaraadka
February 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu safar deg deg ah ugu baxay dalka Imaraadka isaga oo xalay fiidkii gaadhey magaalada Dubai

Safarka wasiirka ayaa lagu sheegay in uu yahay mid uu kalamo la yeelan doono madaxda ugu sar sareysa shirkada maamusha dekada Magaalada Berbera ee Dp World .