berberatoday.com
Boqortooyada Sucuudiga Oo Xilalkii Ka Qaaday Saraakiishii Sare Ee Ciidammada Dalkaasi
February 28, 2018 - Written by Berbera Today

Saudi Arabia(Berberatoday.com)-Boqotooyada dalka Sucuudiga ayaa xilalkii ka qaaday saraakiishii sare ee hoggaaminaysay ciidammada kala duwan ee dalkaasi, iyadoo shaqadii laga eryay Abaanduulayaashii ciidanka millatariga dalkaasi oo uu ka mid yahay madaxii ciidammada qalabka sida, halka la bedalay Abaanduulayaashii ciidammada dhulka iyo cirka.

Waxaana sidaasi lagu cadeeyay war lagu daabacay wakaaladda wararka ee Sacuudiga ee (SPA), balse wax sabab ah laguma sheegin xil ka qaadista.

Tallaabadani ayaa ku soo beegmaysa xilli xullufadda Sucuudigu hoggaaminayaan ay dagaal ka dhan ah Xuutiyiinta ka wadaan dalka Yeman.

Daxal-suge Maxamed bin Salman ahna wasiirka gaashaandhiga ayaa la rumeysan yahay inuu ka dambeeyo isbedalo dhowr ah oo dhawaan dalkaasi ka dhacay.

Tallaabadan ayaa noqonaysa tii ugu ballaadhneyd ee uu sameeyo Boqor Salmaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews