Telefishanka Aljazeera Oo Baahiyay In Dawladda Somaliland Hakisay Saldhiga Imaaraadka Ee Berbera
February 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka caalamiga ah ee Aljazeera qaybtiisa Carabiga ayaa habeen hore baahiyay warbixin muuqaal iyo qoraal ah oo sheegtay in dawladda Somaliland ay joojisay saldhiga Imaaraadka Carabta ee Berbera, ka dib is af-garan-waa’ soo kala dhex galay Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.
