berberatoday.com
Hoos Udhaca Ku Yimi Dhagaysiga Idaacadii BBC,da Laanteedii Afka Somaliga Oo Lagu Sabeeyay Wariyayaasha Sujuuga Ah Ee Kenya Kasoo Hadla Iyo Fadeexadii Idaacadii Maanta Dhagayso
March 1, 2018 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Sababaha Inta badan Loo Aaneeyo ah dad Aan Xirfad lahayn oo laga shaqaaleeyay xafiiska Nairobi Ee Laanta afka Soomaliga ee BBC da,

waxaa dadku Iswaydiiyaa Laantan BBCda Ee Afsoomaliga Ku hadasha Maxaa Kusoo Ururiyay dadka Kenyanka ah ee Kasoo Jeeda qoomiyada Soomalida, Ma Wariyayaasha Soomalida Ah ayay ka Aqoon badan Yihiin,
Nasiib daro waxaad Arkayasaa In Studio gii BBC da ee nayroobi Noqday Goob Ciyoolo Sujuugu ku Cunaan xanjada Midabaysan,
Dib U xasuuso ragii ka Shaqayn Jiray laanta afka Soomliga ee BBC da waxaay ahaan Jireen rag La Xulay balaaqadooda afka Soomaliga, Inta warku Ku Jiro Qof hadlaya lama arki Jirin Sidii Ay dadku dhegaysanayaan xadiis Diiniya Oo kale,

Maantana Qof magaciisa iyo Codkiisa la yaqaan ma Jiro marka laga reebo rag kamida Kuwa kasoo warama studiyaha debediisa, Soomaalidu way ku xisaabtami jireen waqtiyada waraku soo galayo hadse waa laga jeestay oo habdhaqanka raga kawarama ayaa sumcadeedii bedelay,

Maanta Xiligii warka ee labadii duhurnimo warkii Ugu waynaa caalamka Oo ahaa madaxwyanah afgaanistaan oo qaatay Go,aan Geesinimo Leh Kana dhex hadlay shir caalamiya oo wadmada daneeya arimaha afgaanistaan akasoo qaybgaleen ayaa waxa dhacday in wariye Cabdirisaaq Xaaji Catoosh faalo macaan oo socota kana hadlaysay arinkaa oo uu soo jeedinayay ninka xiligan ugu macquulsan wariayayaasha BBC,da Maxamuud cade in uu warkoo socda ka Dhex ka dhex qaylinayay,

Halkan Hoose Ka Dhagayso

 

 

 

Xigasho Biyo Guurenews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews