berberatoday.com
Maxbuuska Ugu Muddada Dheer Dalka Faransiiska Oo Cafis Loo Weydiiyay Madaxweynaha Dalkaasi Iyo Sababta Loo Xidhay
March 1, 2018 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Maxbuuska ugu muddada dheer Dalka France ayaa magaciisa la yidhaahdo Mishal Cardon oo la xidhay sanadkii 1977kii.

Picture taken on July 10, 1979 at Amiens, North of France, showing Franch Michel Cardon during the hearing of the Court.
Michel Cardon was convicted of the murder af an elderly man and condamned with a sentence of life imprisonment. / AFP PHOTO / –

Maxbuuskan iyo Nin kale oo ay saaxiib ahaayeen ayaa waxa xilligaasi lagu xidhay dambi ahaa in nin ay jaar ahaan jireen ay dileen kadibna ay hantidiisii dhaceen.

Xilligaasi ayaa waxa lagu xukumay in la dilo, balse ilaa iyo haatan wuu xidhanyahay Mishel waxaanu noqday Maxbuuska dalkaasi Farnce muddada ugu dheer xidhnaa.

Garyaqaan u dhashay Dalkaasi ayaa waxa uu gudbiyay codsi ah in la sii daayo maxbuuskaasi, isagoo codsigaasi u diray Madaxweynaha Dalkaasi Emanuel Macron kaasi oo uu kaga codsaday in maxbuuskaasi xidhnaa in ka badan 40 sanadood uu u fidiyo cafis kana sii daayo xabsiga.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews