Deg Deg] :- Baarlamaanka Itoobiya Oo Iminka Ansxiyey Xaaladii Deg Dega Aheyd Oo Dhawaan Lagu Dhawaqay + [ Tirada Xildhibaanada Ogolaadey ]
March 2, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Etopia (berberatoday.com)_ Baarlamaanka dawlada Faderaalka Itoobiya oo saaka kulan iskugu
yimid ayaa waxaa ay ansixiyeen Mooshin hor yaalay golaha kaas oo ah xaalad deg deg ah oo dalkaasi dhawaan lagu soorogay

Baarlamaanka ayaa fadhigooda saaka waxaa ay ku ansixiyeen xaaladaasi deg deg ah waxaana ogolaadey 459 xildhiban halka ay diideen 89 xildhibaan waxaana sidaasi ku ansaxay xaalada deg deg ah ee lagu soo rogay dalka Itoobiya oo qalalaase siyaasadeed ka taagan yahay