berberatoday.com
DP World Oo Dibadda U Soo Saartay Doorka Lahaansho Ee Itoobiya Ku Leedahay Dekeda Berbera
March 2, 2018 - Written by berberatoday berberatoday

Dubai (Berberatoday.com)_ Shirkadda DP World ayaa war saxaafadeed ay soo saartay maanta waxa ay ku shaacisay in dowlada Ethiopia ay ku leedahay saami gaadhaya 19% dekeda Berbera.

4E435828-56B8-49E9-8B62-4637A42E804C

War Saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in shirkadda DP World ay leedahay saami dhan 51% halka dawladda Somaliland ay leedahay ay 30% halka inta soo hadhay oo gaadhaysa %19 ay leedahay dowladda Ethiopia.
Dowlada Ethiopia ayaa waxa ay maalgelin ku sameyn doontaa wadooyinka gudaha waxaana dhismaha dekeda ay bilaaban doontaa dhamaadka sanadkan.
Heshiiska kama dambeynta ah ee dhismaha dekeda Berbera ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka arrimaha dibada iyo xidhiidhkaa caalamiga Dr Sacad Cali Shire halka dowlada Ethiopia uu u saxiixay Wasiirka Gaadiidka Ethiopia Axmed Shide iyadoo shirkadda DP world uu u saxiixay Sultan Axmed Bin Salayman Madaxa Shirkadda DP World.
Heshiiska dekeda Berbera ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo dowlada Jabuuti ay ka laabatay heshiis ay shirkadda DP WORLD ku dhiseysay dekeda Berbera.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews